Duulimaadyadii Tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi oo isbedel ku imaanayo

Dowlada Kenya ayaa lagu soo waramayaa in ay amartay in la hakiyo duulimaadyadii tooska ahaa ee u dhaxeeyay magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi, waxaana shirkadaha diyaaradaha lagu wargaliyay go’aankan cusub ee soo baxay. Diyaaradaha rakaabka ka qaada Muqdisho kuna sii jeeda magaalada Nairobi ayaa si toos ah uga degi jiray garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta ee magaalada … Continue reading Duulimaadyadii Tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi oo isbedel ku imaanayo